Quantcast
Channel: Taariikhda – Gool FM
Browsing latest articles
Browse All 137 View Live

Kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo oo Rikoor kale sameeyey...

(Yurub) 12 Okt 2019. Cristiano Ronaldo ayaa sameeyey rikoor cusub oo cajiib ah xirfaddiisa ciyaareed ee kubadda cagta, kaddib markii uu gool ka dhaliyey xalay xulka qaranka Luxembourg. Kabtanka xulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Manchester United oo Taariikh cusub ka dhigtay horyaalka Premier...

(Norwich) 28 Okt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa guul 3-1 ka soo gaartay naadiga Norwich City oo ay booqatay kulan ka tirsan horyaalka Premier League, waxaana kulankaas ay taariikh...

View Article


Paul Pogba: Diintiisa dhabta ah, Sirta awooddiisa ciyaareed, Kooxdiisa riyada...

(Manchester) 29 Okt 2019. Paul Pogba waxa uu ka mid yahay xiddigaha ugu waanaagsan adduunka taasi oo ka dhigtay in koox walba ay ku hamiso inay hesho isaga oo kale, maadaama uusan ku faraxsanayn...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo Ronaldinho ku garaacay xiddigga ugu gambiska wanaagsanaa...

(Yurub) 28 Mar 2020.  Majaladda Faransiiska ka soo baxda ee RMC Sports ayaa codeyn u sameysay ciyaartoyda ugu gambiska ama goysmada wanaagsan kubadda cagta. Codeyntaan waxaa ka qayb galay aqristayaasha...

View Article

Booskii uu ka ciyaari jiray ka hor inta uusan isu beddelin Goolhaye,...

(Madrid) 01 Luulyo 2021. Warbixintan waxa aan kaga hadli doonnaa goolhayaha xulka qaranka Belgium iyo Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee ka dhisan dalka Spain, Thibaut Courtois oo wacdaro ka dhigay...

View Article


“Baahi darteed Caanaha ayaa Biyo loogu badin jiray, wuxuu ahaa barax ku kor,...

(Milan) 04 Luulyo 2021. Warbixinteenna maanta waxa aan kaga hadli doonno noloshii adkeyd ee uu soo maray mid ka mid ah xiddigaha ugu wanaagsan kubadda cagta caalamka, kaasoo xilli ciyaareedka 2020/21...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taariikhda Kooban ee Ramla Ali oo Soomaaliya u meteleysa Ciyaaraha...

(Tokyo) 26 Luulyo 2021. Warbixintaan waxaan ku eegeynaa Taariikhda Kooban ee Feeryahanadda Soomaaliyeed ee Ramla Ali oo maanta iyadoo calankeenna huwan la ciyaareysa Maria Nechita. Waxay ahayd socod...

View Article

LAYAAB: Ronaldo oo Tartankan dhan ciyaaray isagoo xiran Xafaayad, kuna...

(Brasilia) 05 Agoosto 2021. Warbixintaan waxa aan ku eegeynaa sheeko cajiib ah oo ku saabsan sababtii ku kalliftay weeraryahankii hore ee xulka Qaranka Brazil Ronaldo in uu xulkiisa u ciyaaray tartan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Camp Nou oo magaca laga beddelayo, Shirkadda la wareegeysa &...

(Barcelona) 09 Feb 2022. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Barcelona waxa ay qarka u saaran tahay inay heshiis saddex sanadood tixnaanaya la gasho Shirikadda Muusigga ee Spotify oo la...

View Article


Man City oo laba shuruud ku xirtay heshiiska uu Bernardo Silva ugu wareegayo...

(Manchester) 21 Juun 2022. Manchester City ayaa ogolaatay fikradda bixitaanka xiddiga reer Portugal ee Bernardo Silva, inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga xagaagan, kaasoo laga doonayo safka kooxda...

View Article
Browsing latest articles
Browse All 137 View Live